Siyaasi sheegay in Al Shabaab joojiyeen Dayactir lagu sameyn lahaa Hotel kasoo horjeeda Madaxtooyada

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu bartiisa Facebooka ku baahiyay ku sheegay in dagaalyahanada Al Shabaab joojiyeen dhismihii ka socday garoonka kubada Cagta ee Muqdisho Stadiom. Waxa uu sidoo kale sheegay Mr Warsame in Al Shabaab ay is hortaag ku sameeyeen dayactir lagu sameyn lahaa Hotelka SYL ee kuyaala kasoo horjeedka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. … Continue reading Siyaasi sheegay in Al Shabaab joojiyeen Dayactir lagu sameyn lahaa Hotel kasoo horjeeda Madaxtooyada